Akhriso:-Puntland oo Amaro Culus Kusoo Rogtay Ganacsatada Qaadka

0
Photo made July 23, 2013 shows Kenyan khat traders sorting their produce from their farms and awaiting consumers in a market in Nairobi. Khat -- called miraa in Kenya, a multi-million dollar (pound / euro) export business -- is the leaves and shoots of the shrub Catha edulis, which are chewed to obtain a mild stimulant effect. AFP PHOTO/SIMON MAINA (Photo credit should read SIMON MAINA/AFP/Getty Images)

Maamulka gobolka Nuagaal ee Puntland ayaa soo saaray wareegto ganacsatada gobolka Nugaal looga mamnuucayo inay Qaadka soo dhaafiyaan kantaroolka waqooyi ee magaalada Garowe ee Gobolkaas, arrintaas oo loo sababeynayo xaga ammaanka iyo ilaalinta canshuurta.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here