Xildhibaanada Mooshinka ka wada Shariif Xasan Oo Dhawaan Gudoonka u gudbinaya Mooshinkooda (Dhageyso)

0

Xildhibaan Sheekh Maxamuued Cabdi Cali oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka koonfurgalbeed ayaa sheegay in heer gabgabo ah uu marayo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha koonfurgalbeed Shariif xasan Sheekh aadan.

Xildhibaanka ayaa tilmaamay in 20 bishaan ay u gudbinayaan mooshinkooda gudoonka baarlamaanka maamulka koonfurgalbeed.

Sheekh Maxamuued ayaa ku eedeyay shariif xasan in waxbadan uusan ka qaban deeganada koonfurgalbeed islamarkaana uu yahay shaqsi dantiisa kaliyah ka shaqeeeyay.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here