Xili xaley uu dagaal xoogan ka dhacay xaafada suuqa-xoolaha degmada hiliwaa ee gobolka banaadir waxaa dhinca kale faafaahino ay ka soo baxayaan qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo saakay la hadlay idaacadda Simba ayaa waxa uu sheegay in Sarkaal lagu magacaabo Jacfar islamarkana hogaaminayay dagaalki xlaey ay ciidamada dowladda soomaaliya dilee.
Xalane ayaa tilmaamay in ninka dowladda ay dishay u ahaa sarkaalki hogaaminayay dagaalki xaley al-shabaab ay ku qaadeen xaafadda Suuqa Xoolaha.
HALKAN KA DHAGEYSO CODKA

