Sida ku cad warqad qoraal ah oo ka soo baxday villa Somalia ayaa lagu sheegay in xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu u ogaaladey Shirkada PGM in loogu daro muddo Seddex {3} bilood ah si ay u sii wataan hawshooda inta ay ka keenayaan sheybaarkii lagula socon lahaa tayada badeecadaha ka soo degayo Dekadda Magaalada Muqdisho.


