Booliska Soomaliyeed oo Lagu Wareejisay Qalab Ka Qayb Qaadanaya Horumarinta Shaqada+Sawirro

0

Hay’adda UNOCD ayaa maanta booliska Soomaliyeed ku wareejisay qalab ka qayb qaadanaya horumarinta shaqada Booliska iyo dar dargelinta howlaha ciidanka.

Qalabkaan waxaa Hay’adda UNOCD ka gudoomay Sareeya guuto Axmed Dayib Axmed(Dhegacaleen) oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Booliska Soomaliyeed.

Qalabkaan oo ah buugaagta Xeerka Ciqaabta Somaliyed Diiwaangelinta Maxaabiista iyo Buugaagta Saldhigyada loogu talo galay ee Oobiyada lagu qoro.

Taliska Booliska Soomaliyeed ayaa ka mahadceliyay qalabkaan, waxayna sheegeen shaqada Booliska inay muhiim u tahay deeqdaasi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here