Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Antonio Gutteres oo Kawada Hadlay Abaaraha+Sawirro

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey Antonio Gutteres,ayna kamid ahaayeen xubno kamid ah Golaha wasiiradda Xukuumadda Soomaliya ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya.

Wafdigaan waxaa Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee Magaalada baydhabo waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbed Soomaliya Shariif Xasan Shiikh aadan iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaliya iyo Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey Antonio Gutteres oo kulan ku yeeshay Madaxtooyadda koonfur Galbeed ayaa kawada hadlay sidii wax loogu qaban lahaa Abaaraha dalka ka jira.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here