Dhageyso:- Xildhibaan shuutaale “Waa ku ceeb Cosoble in 52 Wasiir oo Lagu Qanci waayay in uu Soo Magacaabo”

0

Xildhibaan Cqaadir Faarax shuutaale oo kamid ah xildhibaanada Hir shabeele ayaa sheegay xili uu la hadlayay idaacadda simba in madaxwyenaha hirshabeelle qaab qaldan uu u wajahay magacaabida Golihiis awasiirada.

Xildhibaanka ayaa sheegay in qaab aysan ku qanacsaneen uu u soo magacaabay wasiirada madaxweynaha taasina waxa ay keentay in laga soo horjeesto.

Shuutaale ayaa ku eedeyay cosoble in wadatashi la’aan uu iska soo magacowday gole wasiiro waxa uuna xildhibaanka sheegay in ceeb ay ku tahay madaxweynaha in uu soo magacaabo 52 wasiir hadana ay yihiin kuwo aan l;agu qanacsaneen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here