Labo qof oo ajnabi ah ayaa la sheegay in laga afduubtay Xerada qaxootiga ee dhadhaab.
Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in labo nin oo ajaanib ah islamarkaana barayaal macalin ka aha iskuulo ku yaala gudaha xerada dhadhaab in ay maanta afduubteen.
Labada nine e ajaanibta oo weli aan la shaacin dalalka ay u dhasheen ayaa waxa la xaqiijiyay in kooxdi afduubatay ay ula soo dhaqaaqeen dhinaca soomaaliya.
Dowladda Kenya weli ma aysan ka hadlin falkaani balse mudooyinki danbe waxaa gudaha gobolka waqooyi bari Kenya ku sii kordhayay falalka amaan daro.

