Akhriso:-Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Sheegtay In aysan jirin Wax Mushaar ah oo Ka Maqan Ciidamada

0

Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in aysan jirin Wax mushahaar iyo xuquuq ah oo ka maqan Ciidankii dhawaan Gadoodka sameeyey 2016 waxaana ay intaas ku dartay wasaaradu in ay xuquuqdii 01/2017 bixisay waxaana ay wasaaraada maaliyadu arintaas ku eedaysay Shaqsiyaad dano gaar ah leh.

Arintaan ayaa kusoo beegmaysa xili todobaadkaan Gudihiisa Ciidamo gadoodsan ay al wareegeen Xarunta baarlamanka Maamulka Puntaland ee Magaalada Garoowe, inkastoo markii dambe la xaliyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here