Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay La Taliyaha Dhanka Arrimaha Bulshada

0

Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed, ayaa magacaabay la taliyaha dhanka arimaha Bulshada, sida lagu sheegay Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaliya.

Caasho Abokar Qaasim, ayaa loo magacaabay la taliyaha dhanka arimaha Bulshada Madaxweynaha Somaliya sida lagu daabacay Warbaahinta Dowladda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here