Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax xoogan oo laga soo buuxiyay gaari kuwa raaxadda ah in uu ka dhacay isgoyska Kaawo Godeey ee Degmada Wadajir.
Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Cabdulle Afrax, ayaa xaqiijiyay in qaraxa uu ka dhacay goob suuq ah islamarkaana ay xiligaas ku sugnaayeen dad aad u fara badan oo shacab u badnaa.
Inta la xaqiijiyay dad kor u dhaafaya 20-ruux ayaa ku dhimatay
lasoco Faah-faahinta

