War Deg Deg ah:- Madaafiic Lagu Garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

0

Waxaa abaaro duhurnimadii maanta Madaafiic laga maqlay qeybo kamid ah magaalada muqdisho.

Tiro hoobiyayaal ayaa la sheegay in ay ku dhaceen nawaaxiga xarunta Madaxtooyada soomaaliya  waxaan la ogeyn qasaaraha ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Madaafiicda ayaa gaarayay 5 waxana sidoo kale wararka qaar ay sheegayaan in ay u gudbeen qaarkood xarunta Madaxtooyada soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here