Ciidamada Amisom Oo Dil Ka Geysatay Degmada Qoryooley

0

Ciidamada amisom ee ku sugan gobolka sahbeelaha hoose ayaa lagu soo waramayaa in degmada qoryooley ay ku toogteen nin shacab aha.

Ciidamada ayaa la sheegay in ninkaani ay si bareer ah risaas ugu fureen waxana a sheegay ninkaan kamidka aha dadka shacabka ee degmada qoryooley in ciidamada ay ka shakiyeen.

Ciidamada amisom ayaa marar badan dilal bareer ah ka geystay gobolka shabeelaha hoose.

Maamulka degmada QOryooley ayaa sheegay in ay baaritaan ku aadan arintaan ay smaeynayaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here