Wararka Akhriso:-Maxaa Ka Jira in uu Iscasilay Wasiirka Arrimaha Dibada Maamulka Somali-land By Radio Simba - Şubat 12, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasaaradda Arrimaha Dibada Maamulka Somali-land ayaa beenisay wararka sheegaya in uu iscasilay Wasiirka Arrimaha Xukuumadda Maamulka Dr Sacad Cali Shire kadib warar arintaas ku saabsan lagu baahiyay baraha bulshada.