Maamulka Puntland oo Sheegay in ay La Shaqeyn Doonaan Madaxweyne Farmaajo

0

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng.C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey oo ku hadlayay afka Puntland ayaa hanbalyo udiray Madaxweynaha Cusub Ee dowladda federalka Somaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo waxaa uu balan qaaday in Puntland la shaqeyn doonto.

Dhanka kale Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Waxaa uu Tacsi Tiiraanyo Leh Ka Diray Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Madaxweynihii Hore Ee Dowlada Puntland General. Maxamud Muuse Xirsi Cade Oo Ku Geeriyooday Magaalada Dubai Ee Isu Taga Emaradka Carabta.

Xalay ayay aheyd markii magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya waxaa cod badan ku guuleystay Raisulwasaarihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here