Taliye Cusub oo Loo Magacaabay Saldhiga Ciidamada Kenya ee Kulbiyow

0

Xerada Ciidamada Miltiriga Kenya ay ku lahaayeen deegaanka kulbiyow oo dhaca xadka soomaaliya iyo Kenya ay wadaagaan kaa oo xarakada al shabaab ay burburiyeen isla markaana weerar abaabulan ay halkaasi ku qaadeen iyada oo la’sheegay in xubnhihii fuliyay weerarkaasi ay aheeyeen kuwa ka’soo kala jeeda dalalka Tanzania, Uganda iyo waliba dagaalyahnao u badneyd caruur ka’tirsan xarakada al shabab ayaa waxa uu ahaa dagaalkaasi mid ku bilowday qaraxyo xoogan oo loo adeegsaday gawaari waxyaabha qaraxa ay saarnaayeen iyadoo ay xigtay saacado badan oo lays weedaarsaday rasaas iyo waliba hub kala duwan oo labada dhinac ee ciidamada kenyatiga iyo walib kuwa xarakada al shabaab u dhaxeeyay kaa oo dowlada Kenya ay qiratay in ay kaga dhinteen 66-kamid ahaa askarteeda ku sugnaa deegaankaasi kulbiyoow iyadoo sidoo kale 44 kamid ahaa ay dhaawacmeen kuwaa taliyayayal ciidan iyo waliba saarkiil ka tirsan ciidanka dowlada Kenya ay kamid ahaayeen.

Dowlada Kenya ayaa waxa ay sheegtay in xeradaasi ay booqdeen mas’uuliyiin katirsan xukuumada Kenya si ay u qiimeeyaan qasaaraha xeraadaasi soo gaaray.

iyagoo sidoo kale Major George Osana u magacabay taliyaha cusub ee xaradaasi kaa oo badalay Major Denis Girenge oo imika lagu dabiibayo isbitaalka ciidamada difaaca dowlada Kenya,waxaana taliyahan cusub uu sheegay in waxbadan uu ka’ogyahay startigeyda weerarda xarakada al shabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here