Kenya oo Maxkamad Soo Taagtay Muwaadin Kenyaan ah oo Si Sharci Daro ah Ku Yimid Soomaaliya

0

Frankline Mutuma  oo ah 20 jir kasoo jeeda deeganka Meru  ayaa lagu eedeeyay in si sharci darro ah u doonayay in uu ugu soo safro  Soomaaliya waxaana maxkamada magaalada mandera ay ku eedeysay in aqoonsi sax ah uusan heysan kaa oo loogu ogaalaanayo in dalka Soomaaliya uu safro.

Waxaana maxkadu  mandera sidoo kale ay ku eedeysay in uu heystay documentiyo qalad ah kuwaa oo dowlada Kenya aysan shaqo ku laheyn waxaana imika uu wajahayaa eedeeyn arintaasi la’xariirta.

Kennedy amwayi oo ah xoghaya deegaenka uu kasoo jeedo eedesanahan ayaa sheegay in sidan oo kale lagu xero xabsi ku yaala deegaanka Meru isaga oo ka taalabaya xadka Soomaliya iyo Kenya ay wadaaagaan..

Amwayi ayaa sheegay in booliiska ay baari doonaan sababta ka dambeesa in Frankline Mutum uu safar ku tago gudaha dalka soomaaliya iyagoo tibaaxay Mohamed Ismael abdullahi oo ah muwaadin u dhashay soomaaliya kaa oo isagu sidan oo kale sharci darro lagu eedeeyay in uu ku soo galay dalka kenya in labadooduba ay saaxiib yihiin .

Muwaadinkan kenyatiga ah ayaa sheegay in soomaaliya uu u  tagayo si uu shaqo ka’wangsan tan uu kuheysto deegaenka uu ku noolyahay si uu u helo  isaga oo hada ka’har deegaanka afmadow ee jubbada Hoose  yimid maxkamaduna ay cafisay markii uu sheegtay in markii ugu horeysay ay aheyd.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here