Akhriso Magacyada Musharixiinta Madaxweynaha Soomaliya ee Khudbadahooda Maanta Jeedinaya

0

Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka  Soomaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay dhageystaan Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Cusub ee dowladda Soomaliya.

Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya ayaa gaaraya 24-musharax waxaa loo kala qeybiyay 3-qeyb oo min sideed xubnood ah, maalin walba waxaa hadal jeedin doono 8-xubnood , waxaa lasoo gaba-gabeyn doonaa 5-ta bishaan February oo ku beegan maalinta axad ah.

Musharixiinta Maanta Khudbadaha jeedin doona waxaa kamid ah

  1. Axmed Maxamed Cabdi
  2. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
  3. Xasan Shiikh Maxamuud
  4. Bashiir Raagge Shiiraar
  5. Shiikh Shariif Shiikh Axmed
  6. Jibriil ibraahim Cabdule
  7. Saciid C/laahi Dani
  8. Saciid Ciise Maxamuud

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here