Mas’uul Ka Tirsanaa Xukuumadda Somali-land oo Goordhaweyd ku Dhawaaqay in uu is Casilay

0

Agaasimihii Waaxda Sharciga Ee Wassarada Arimaha Dibadda ee Maamulka Somali-land Mohamed Ismail salah ( Rajab ) ayaa Goordhaweyd ku dhawaaqay in ayaa Is Casilay.

Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeed uu soo saaray.

Wassarada Arimah Dibadu Maanta Waxay u baahntahay Badbaado Qaran “

“Wassirka iyo Wassiru dawlahuba Ma’aha Dad khibarad uleh Dublamasiyada Waa in ay is casilaan”

Maanta oo Taaiikhdu tahay 25-01-2017 waxaan hlkan kan kaga dhawaaqwayaa in aan iska casilay Booskii Agaasimaha Waaxda sharciga ee Wassarada Arimaha Dibadda

  • Markaan arkay sida qalafsan ee wax loo maamulaayo
  • Markaan arki wayaayey wada shaqayn buuxda oon ka helo madaxdaydii
  • Markaan arkay is qadarin laan nasoo kal dhex gashay ,
  • Markaan arkay in wada tashi aanu jirin

Waxaan Go’aansaday in aan iska casilo Booskii Agaasimaha Waaxda sharci ee Wassarada Arimaha dibadda ,mana sababi doonto in shaqadu istaagtao waxaan se ku kalsoonahay in shaqadu halkeedii ka sii socoto .

Waxaa mudoyinkan danbe Jiray in Wassaradu aad moodid in ay soo gaabinayso islamrkaan ay gudan wayday shaqadeedii oo maamulka joogaa ee Wassirka iyo Wassairu dawlhu aysan ahayn Dad khibrad leh oo dublamasiyada wax ka yaqaana kuna Fiicnaa Maamulka iyo Mareeynta goobe kale ……….

Madaxwaynhu haduu rajo ka qabo in ayn Wassaradu aysan Fadhisan waa in uu sida ugu dhakhsaha badan wax ka qabtaa si loo  bad baadsho danta umada iyo wixii aan mudooyinkaas oodhan aan yeglaynleeynay

Agaasimaha Waaxda sharci ee Wassarada Ariamah Dibadda

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here