Dowlada turkiga ayaa tobankii sano ee ugu dambeesay waxa ay qaarada Africa kawaday mashruucyo kala duwan oo ganacsiga uu ugu horeeyo iyada oo in ka badan 20 safaaradod ka furatay dalal ay Soomaaliyaka mid tahay waxaana sidoo kale Magaalada Mogadishu ay ka hergelisay xarumo wax lagu baro ardayda kuwaa oo xeriir la’lahaa wadaadka fatxulah Gulan oo la’gu eedeeyay in uu ka dambeeyay afgambigii fashilmay ee dalkaasi kadhacay kuwaa oo gabi ahaanba la xeray.
Dowlada turkiga ayaa waxa ay wadaa in ay dib u furto goobihii waxbarasho oo dhamaantood xukuumada Ankara oo si toos ah u tagi doona iyada oo Madaxweynaha dalka turkiga Recep Tayyip Erdogan lagu wado in uu safaro ganacsi isbuucan gudahiisa uu ku tago dalalka Tanzania,Mozambique iyo Madagascar-ka waxaana uu sidoo kale diirada saari doona carqaladaha amaanka ee dalalkan ka jira.
Dowlada turkiga ayaa iskuulada caalamiga ah ee laga hergeliyay dalalalka qaarada Africa awaxa ay ku sheegtay in dhamaantood ay yihin kuwa oo hos imada GULAN kaa oo taageero kala duwan siiya.
Warkan ka soobaxay xukuumada Ankara ayey ku sheegeen in 115 dal oo dalka Gambia katirsan san yahay iyo lix dal oo kale gabi ahaanba la’soo afmeeray in albaabada la’isugu dhufto.
Dalalka Wadamada qaarada Africa oo Soomaaliya’ Guinea, chad, Senegal, Mauritania, Niger iyo dalka Gabon ay kamdi-ka yihiin ayaa xukuumada Ankara waxa ay ku sameyn doontaa dib u habeyn ku aadan howlaha waxbarashada kuwaa oo markii hore gacanta uu ku’hayay wadadad Fatxullah Gulan.

