Daawo Sawiradda Dabkii Ka Kacay Gudaha Suuqa Cabdala Shideeyaha

0

Barqanimadii Maanta waxaa dab geystay qasaaro hantiyeed waxa uu ka kacay gudaha Suuqa loo yaqaano Cabdala shideeyaha ee Magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa ku fiday goob badan waxaana uu baa’biyay goobo ganacsi sida xarumo lagu iibiyo Eletroniga, iyo sidoo kale goobo maqaayad ah, waxaase naloo xaqiijiyay in uu geysan wax dhimasho ama dhaawac ah oo shacabka soo gaaray.

Qolyaha dab damiska Gobolka Banaadir oo goobta gaaray ayaa ku guuleystay in ugu dambeyn in la damiyo dabka islamarkaana laga hortago in dabka uu gaaro goobo kale oo ka tirsan suuqa Cabdala shideeyaha ee Magaalada muqdisho.

20170121_123109 20170121_123108(0) 20170121_121728

maanka (1) maanka (2)

maanka (6) 20170121_123106 20170121_121938 20170121_121936 20170121_125257(0)

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here