Maxkamada Jubaland Oo Xukun Dil ah Ku riday Askari ka tirsan Ciidamada Jubaland

0

Maxkamada maamulka jubaladn ayaa xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan ciidamada Maamulka jubaland oo dhawaan dil ka geystay magaalada kismaayo.

Askari dilka lagu xukumay ayaa la sheegay in uu ka dnabeeyay dil dhawaan  magaalada kismaayo logu geystay Nin shacab ah oo Cadi iibinayay.

Ciidamada amaanka jubaland ayaa gacanta maalmo ka hor ku soo dhigay askariga dilka geystay iyadoona lagu wado in dhawaan xukunka dilka lagu fuliyo askarigaani.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here