Waxaa haatan si toos ah xarunta golaha shacabka kaga bilaabatay doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka soomaaliya waxaana xilkaan u tartamaya Musharaxiin badan.
waxaa u taagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka dalka, xubnaha kala ah
1: Jeylaani Nuur Iikar
2:C/weli Sheekh Ibraahim Muudey
3: Faarax Sheekh C/qaadir
4: Khaalid Macow C/qaadir
5: Saciid Xuseen Ciid
6:Khadiija Maxamed Diiriye.

