Waxaa gordhow la soo gabagabeeyay yeerinta magacyada xildhibaanada iyadoona haatan ay bilaabaneyso tirinta cododka.
Waxaa hal mar lagu wada dhawaaqi doonaa natiijada doorashada gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka oo xiligaan ay socoto codod tirinta.
Dadka ugu cad cad haatan waa Farah shiikh c/qaadir iyo C/weli Muudey.

