Akhriso:-Baarlamaanka oo Loogu Baaqay in Aysan Dooran Shaqsi u Adeegaya Wadamo Shisheeye

0

Kadib kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Hay’adda Culimadda Soomaliyeed ayay kulankooda waxa ay ka saareen baaq ay u jeedinayaan Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ee dooranaya Madaxweynaha Cusub ee  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya.

Hay’adda  Culimadda Soomaliyed ayaa ugu baaqday Xildhibaanada Cusub in aysan dooran shaqsi u adeegaya wadamo shisheeye, islamarkaana ay madaxweyne u doortaan mas’uul u adeegaya shacabkiisa.

llllllllllllllll-001

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here