Degmada Bandarbeyla ee gobolka bari ayaa warar aanu ka helnay xebaha kulaala waxa ay sheeyaan in xalay maraakiib shisheeye oo tiradooda lagu sheegay in ku dhaw 10 markab oo dalal shisheeye laga leeyahay in ay burburiyeen doonyo ay lahayeen kaluumeysato soomaaliyeed oo ku sugnaa meel aan sidaasi uga fogeen xeebta Degmada bandarbeyla
Guddoomiyaha Degmada Bandar-bayla gobolka bari ee maamulka puntlnad Saciid Adan Cali Sacid Ateenna ayaa Waxa u sheegay in xeebaha ku xeeran degmadaasi ay xalay so buxdhafiyeen maraakiib waaweyn kuwaasi oo dhulka la simay dhamaan wixi doonyo ahaa e ku sugnaa xeebta Degmadaasi
waxana u sheegay in ilaa iyo hada an la ogeyn sababta rasmiga ay marakibta shishiye ay u burburiyen donyahan oo kalumeysatada somaliyed ay bada kaga qarab donan jiren xiliyada aysan bada kacsaneyn
Guddoomiyaha Degmada Bandar-bayla gobolka bari oo si hadlayay ayaa ugu baqay dadka ku sugan Degmada bandarbayla iyo cidwaliba u ku jiro dhig soomaaliyeed In ay qataan hubkooda si ay ula dagalaman marakibta shishiyaha oo u shegay sida u hdalka u Dhigay in bada somaliya ay kuso dfulan islamarkana ay cadaw ku hiyin qeradka Dabiicigae ku jra badweynta hindiya
Dhacdadan ka dhacaday gobolka bari ayaa la amin san yahay in ay daba socoto howlgal Shalay aay ka fuliyen cidmada ilalalda bada buntlan xebaha ay wadagan gobolada nugal iyo bari gara ahan aga degmada eeg howlgalkasi oo lagu qabtay afar donyo oo ay sarnayen ajanib u badan wadamada bariga dhexe kuwasi u mamulka buntland ay ku edeyn in si sharci daro ah ay kaga kalumeysanyen xebaha buntland

