Akhriso:-Magacayada Xubnaha u Taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaliya

0

Guddiga Qaban-qaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanaka Federaalka Soomaliya iyo ku-xigeenkiisa ayaa sheegay in galabta lasoo gaba-gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya xilalkaas.

Waxa uu sheegay Guddiga in ay isdiiwaan galiyeen Musharaxiin gaaraya ilaa iyo 22 Musharax kuwaas oo u taagan xilalka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaliya.

gudoonka-1 gudoonka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here