Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Gaaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Mudane Cali C/laahi Osoble ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Wafdiga oo isugu jiro Xildhibaano,Wasiiro, iyo Siyaasiyiin ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, waxaa si weyn loo adkeeyay amaanka  guud ahaanba Magaalada Beledweyne.

Ujeedka wafdiga uu hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali C/laahi Osoble ayaa lagu sheegay sidii uu kulamo ula qaadan lahaa qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Hiiraan, isagoo kala hadlaya tabashooyinka reer Hiiraan.

 

cali-cosoble so-dhaweyntii-cosoble-4 so-dhaweyntii-cosoble-9 so-dhaweyntii-cosoble-10 so-dhaweyntii-cosoble-18 so-dhaweyntii-cosoble-22

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here