Arin Dad Badan ay Layaabeen oo Maanta Lagu Arkay Magaalada Hargeysa

0

Magaalada Hargeysa ee caasimada Maamulka Somali-land waxaa maanta ka dhacay dhacdo dad badan ay layaabeen kadb markii cunug yar oo saacado dhalan lagu riday baakad kuwa oomada lagu keeno islamarkaana lasoo xooray.

Sida idiinka muuqata ilmahan oo nool ayaa waxaa jidka ka qaaday oo arkay ruxanka ama dhaqdhaqaqa bacda  mid kamid ah ardayda subaxa hore u baxa jarmaacadaha, iyadoo xiliga ilmahaasi la dhigay  laamiga uu ahaa saqda dhexe.

15895377_239932763111379_3772927159441344474_n

Laamaha amaanka Magaalada Hargeysa oo arintaan lagu wargaliyay ayaa sheegay in ay baaritaano ku sameyn doonaan islamarkaana cidii ay ku cadaado arintaan maxkamadda lala tiigsan doono waa sida ay hadalka u dhigeen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here