Akhriso:- Magacayada Xildhibaanada Doorashadooda Horay Loo Laalay ee Madasha ay Amartay in Dib Loogu Noqdo

0

Hogaamiyayaasha Madasha Wadatashiga qaran oo shirkooda kusoo gaba-gabeeyay Magaalada Muqdisho  ee Caasimada Soomaliya  ayaa qodobada ay soo saareen waxaa kamid ahaa in dib loogu laabto doorashada 11-kursi oo aqalka Hoose ah oo dhawaan ay laayeen Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Soomaliya.

11-ka Kursi ee Madasha ay amartay in dib loogu noqdo Doorashadooda waxaa ka mid ah Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Somaliya Maxamed Cabdulaahi Xasan Nuux.

1482651032b3b10.jpg

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here