Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland waxaa lagu doortay Xubnaha aqalka Sare iyo aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ku matalaya deegaanada Maamulkaas.
37-xubin oo kamid noqonaya xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamanka federaalka Soomaliya, iyo 11-xubnood oo kamid noqonaya xubnaha aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa lagu doortay Magaalada Garoowe.
Halkaan Hoose Ka akhriso Liiska Xubnaha.
Xubnaha aqalka Sare
Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Maxamed Faroole
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake
Farxaan Cali Xuseen
Bootaan Barre Samatar
Abdirisaaq Osmaan Jurille
Siciido Xasan Cismaan
Mahad Daahir Sh Nuur
Cabdisalaan Xaaji Maxamuud
Hodan Maxamuud Cismaan
Shukri Aadan Maxamed
Maxamuud Axmed Maxamuud
Xubnaha aqalka Hoose
Siciid Xuseen Ciid
Sakariiye Maxamuud Xaaji Cabdi
Burhaan Aadan Cumar
Jaabir Maxamed Cabdi
Siciido Maxamed Xasan
Sacdiyo Careys Ciise kaarshe
Cali Yuusuf Cali Xoosh
Siciid Daahir
Cumar Ismaaciil Waaberi
Cilmi Cumar Caynsane
Axmed Ismaaciil Maxamed Xaaji
Maxamuud Xayir Ibraahim
Cabdinaasir Siciid Muuse
Daahir Xaaji Geelle
Cabdirashiid Maxamuud Xasan
Cali Faarax Dhahar
Cali Axmed Jaamac Jangali
Daa’uud Maxamuud Cumar Bisinle
Cabdi Maxamud Maxamed
Faysal Cabdulle Guuleed
Daahir Maxamed Muuse
Sacdiya Yaasiin Samatar
Cabdirashiid Maxamed Gaboobe
Saadiq Warfaa
Sharmaake Garaad Saleebaan Buraae
Mohamed Abdullaahi
Maxamed Xaaji Geelle
Saleebaan Maxamuud Xaashi
Maxamed Cabdikaafi Maxamed
Cabdullaahi Bidhaan Warsame
Xaawo Yuusuf Axmed
Maxamuud Axmed Ciise
Axmed Ismaaciil Shabeel
Canab Xasan Cilmi
Axmed Maxamed Axmed
Deeqa Siciid Xasan
Igraan Yusuf xirsi

