Xubno uu Xalay Magacaabay Madaxweynaha Maamulka Somali-land oo Is Casilay

0

Khadar Xaaji Yuusuf Cabdillaahi oo loo magacaabay Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliland iyo Axmed Max’ed Caalin ( Tiimbaro) oo isagane loo magacaabay in uu noqdo gudoomiyaha Maroodi jeex ayaa ku dhawaaqay in ay iska casileen xilkii loo magacaabay.

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Max’ed Maxamuud Siinlaayo ayaa xalay isku shaandheen ku sameeyey golihiisa wasiirada oo ka koobnaa wasiiro, wasiiro ku xigeeno iyo wasiiro dowlayaal iyadoona sidoo kale uu magacaabay xubno maamul gobol iyo wakiilo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here