Akhriso:-Doorashadii uu Kusoo Baxay Ganacsade Axmed Abtidoon oo La Diiday

0

Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban Avv Cumar Maxamed Cabdulle ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxa uu ku shaaciyay in aan guddiga doorashada heer Federal aysan aqbali doonin natiijada ka soo baxday doorasho ka dhacday shalay magaalada Cadaado taasoo uu ku guuleystey Axmed Abtidoon.

Kursigan oo la sheegay in ay lahaayeen beesha Saleebaan ayaa waxaa ku tartamay labo rag ah iyo dumar iyadoo  uu ku guuleystey musharax Maxamed Axmed Abtidoon iyadoo ay la tartameen musharixiinta kale ee Aadan Cismaan Cali iyo Ubax Axmed Warsame. Hase yeeshee kursigan ayaa la filayay in ay ku tartanto Caasho Axmed Cabdalle iyo haween kale.

received_1173979905983116

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here