Magaalada Baydhabo ee caasimada KMG ee Mamulka Koonfur Galbeed Soomaliya waxaa ka socda wajiga 3-aad ee doorashada Xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ku matalaya deegaanada Maamulkaas.
Waxa Goordhow kamid noqday Xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ku matalaya deeganada Koonfur Galbeed Soomaliya Sheekh Aaden Maxamed Nuur (Sh. Aaden Madoobe) oo horey usoo noqday Gudoomiyihii Baarlamanka KMG ahaa ee dowladii Ala Ha u Naxariistee C/laahi Yuusuf Axmed,
Sheekh Aaden Maxamed Nuur 49 Cod
Fadumo Maxamed Axmed way tanasushay.




