Akhriso:-Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Xukuumadda Soomaliya oo Laga Joojiyay in uu u Tartamo Aqalka Hoose

0

Guddiga Doorashooyinka Maamul Goboleedka Jubba-land ayaa ka joojiyay Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahin in uu u tartamo kursig xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ee ka imaanaya deegaanada Maamulkaas.

Sababaha loogu joojiyay u tartamida kursiga aqalka Hoose ayaa lagu sheegay in uu bixiyay lacago laaluush ah si uu ugu soo baxo doorashada aqalka Hoose.

Halkaan Riix oo Ka Akhriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here