Daawo Sawirradda Ciidamada Amisom ee Gaaray  Magaalada Cadaado

0

Magaalada cadaado ee Caasimada Kmg-ka ee Maamulka Galmudug waxaa labadii maalin aynu soo dhaafnay gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika Amisom kuwaasi oo loogu tagalay sugida amaanka goobaha doorashooyinka.

Taliyaha Ciidamada AMISOM Jeneraal Cismaan Subagle oo warbaahinta la hadlay  ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM katirsan ee la geeyay magaalada Cadaado ay sugayaan amaanka Xarumaha muhuumka, waxa uuna tilmaamay in ciidankan ay la mid yihiin kuwa kale ee ka howlgala gobolada dalka.

Ciidamadaan gaaray Magaalada Cadaado ee Caasimada Kmg-ka ee Maamulka Galmudug  ayaa ka kala socday dalalka Brundi iyo Jabuuti ee qeybta ka ah howlglk Midowga Afrika ee amisom waxayna ka ruqaansadeen Magaalada beledweyne ee Gobolka Hiiran.

 

dado_9 dado_1 dado_8 dado_6 dado_5 dado_4 dado_3 dado_3-1

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here