Wararka Akhriso:-Taliska Hay’adda Nabad Sugida oo Iska Fogeeyay Warar Lagu Baahiyay Baraha Bulshada By Radio Simba - Ekim 22, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Warqad kasoo baxday Taliska Hay’adda Nabada Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ayaa lagu beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada ay kuwada xiriirto.