11 xubnood ee puntladn ay ku ledahay aqalka sare ee dalka islamarkaana maanta u tartamida kuraastaasi ay ka bilaabatay howlka ay ku kulmaan xilibaanada maamulka puntladn islamarkana ay dad badan u tartamayeen ayaa waxaa dadki guul dareystay kamid aha Jenaraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan.
Siyaasiga lagu magacaabo Bootaan Bare Samatar oo tartan adag la galay Jenaraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayaa waxa kaga guuleystay codod gaaraya 30-cod halka uu helay Jenaraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan. Codod gaaraya 27 cod.








