Akhriso:-Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya

0

Magaalada Baydhabo ee Caasimada Kmg-ka ee maamulka Koonfur Galbeed soomaliya waxaa maanta lagu qabtay doorashada  sideeda xubnood ee aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ku matali doona Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Baaralamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta cod u qaadayay musharxiin dhoor ah oo ku tartamayay kamid noqoshada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka kooban 54-xubnood,oo labo kamid ay ahaayeen Haween.

Halkan ka Aqriso Magacada Xubnaha Aqalka sare ku matalaya Koonfur Galbeed Soomaaliya

1-Cabdikaafi Macalin Xasan

2-Xuseen Cali Xaaji Cabdalla

3-Zamzam Ibraahim Cali

4-Timiro Maxamed Cali

5-Xuseen Sheekh Maxamuud

6-Aadan Cabdi Aadan

7-Ilyaas Cali Xasan

8-Cabdulaahi Cabdi Jabriil

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here