Dhageyso:-Ciidamo Cusub oo Lagu Wareejiyay Xarumaha Muhimka ee Galmudug

0

Ciidamo boolis ah islamarkana si gaar ah u tawabaran ayaa lagu wareejiyay xarumaha muhika ah ee maamulka galmudug uu ku leyahay magaalada Cadaaado.

Cumar macalin cali oo kamid ah saraakiisha ciidamada galmudug  ayaa wareysi gaar aha oo siiyay Idaacada simba waxa uu kaga hadlay kuna si feeyay ciidamada la geeyay madaxtooyada galmudug iyo sidoo garoonka cadaado in ay yihiin ciidamo booliska islamarkana si toos ah logu wareejiyay amniga magaalada cadaado.

Taliyaha ayaa sheegay in xarumaha ciidamada lagu wareejiyay ay hore u joogeen ciidamo ka tirsan kuwa nabad sugida galmudug.

Sidoo kale Taliye cumar ayaa sheegay in ciidamada booliska ee sida gaarka ah u tawabaran ay yihiin kuwo dhawaan tawabar loo soo xiray.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here