“Sawirro” Xilibaanada Hirshabelle Oo Dhageystay Xaley Qudbadaha Musharaxiinta

0

Xildhibaanada Hirshabelle ayaa xaley Dhageystay Qudbadaha Musharaxiinta U Taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ku Xigeenadiisa..

Musharixiinta ilaa haatan ugu cad cad ama isku soo taagay xilka gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle waxaa kamid ah Sheekh Cismaan Barre, Cali Cabdulle Isgoow, iyo Abuukar Xasan Cali

Sidoo kale xilka gudoomiye ku xigenka koowaad ee barlamaanka maamulka hirshabeelle waxaa u sharxan Cabdi Xuseen Geeddi.

Waxaa haatan magaalada jowhar ka socoto munaasabada lagu dooranay Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ku Xigeenadiisa..

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here