Faah-faahin:-Madaafiic Goordhaweyd ku Dhacday Xaafadda Bulo-xubey ee Degmada Wadajir

0

Wararka Caawa Naga soo Gaaraya degmada wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in Tiro Madaafiic ah ay goordhaweyd ku dhaceen Xaafada  Buulo-xubey ee degmadaas.

Qof ku sugan Xaafada Buulo-xubey ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa idaacadda Simba u xaqiijiyay in Madaafiicda ay xaafadda ku dhaceen abaarihii maqribadii islamarkaana uu ku dhintay 1-qof  halka 4-kalana ay ku dhaawacmeen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here