Taliyihii Nabad Sugida Gobolka Banaadir Cabdi Xakiin Farey oo Xilka Laga Qaaday oo Mas’uul Cusub oo La Magacaabay

0

Taliyihii hore ee Hay’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir Cabdi Xakiin Farey, oo xilkaan hayay mudooyinka  dambe ayaa la xaqiijiyay in xilka laga qaaday  waxaana xilkaani loo magacaabay Taliye cusub oo KMG ah.

Taliyaha Cusub ee Ciidanka  Hay’adda Nabad Sugida Gobolka Banaadir ayaa si KMG ah loogu magacaabay Col. Maxamed Xasan Faarax (Faran Far) oo horey uga mid ahaa ku xigeenada Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir .

Arintaan waxaa Idaacadda Simba u xaqiijiyay Mas’uuliyiin ka Tirsan maamulka Gobolka Banaadir.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here