Natiijooyin kala duwan ayaa kasoo baxay Kulamada Todobaad ee Horyaalka ingiriiska Kooxaha Chelsea iyo Liverppol ayaa Guul gaaray iyadoo kooxda Naadiga West Ham ay wali ku jira waayihii ugu xumaa.
FT Swansea City 1 – 2 Liverpool
FT Hull City 0 – 2 Chelsea
FT Sunderland 1 – 1 West Bromwich Albion
FT Watford 2 – 2 AFC Bournemouth
FT West Ham United 1 – 1 Middlesbrough

















