Madaxweynaha Dalka Tunusia Beji Caid Essebsi oo Magacaabay Raisulwasaare Cusub

0

Xili Todobaadkii aynu soo dhaafnay codka kalsoonida ay kala laabteen xildhibaanada Baaralamanka Dalka Tunusia Raisulwasaarihii dalkaas waxaa haatan madaxweynaha dalkaas uu magacaabay Raisulwasaare Cusub.

Madaxweynaha Tuniisiya Beji Caid Essebsi ayaa u magacaabay Youssef Chahed Ra’iisul wasaare ka dib markii baarlamaanka kalsoonida kala noqday Habib Keib oo lagu dhaliilay inuu wax ka qaban waayay dhaqaalaha iyo ammaanka.

Chahed, oo jira 41, horayna u soo ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, ayaa u magacaabay isaga qudhiisa arbacadii, isagoo ugu baaqay dadka Tunisianka inay u huraan naftooda hormarka soona dhaweeyaan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here