Xaflada Caleema-saarka Ugaas Xasan Ugaas khaliif oo Soo Gaba-gabowday+Sawirro

0

Xaflada caleema-saarka ugaas xasan Ugaas khaliif   Ugaas Rooble ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay deegaanka ceel-jaale ee duleedka magaalada Baledweyn ee Gobolka hiiraan.

Caleema-saarka Ugaaska waxaa ka qeyb galay 50 ugaasyo dhaqameed, Waxgarad, madax ka tirsan Dowladda Federaalka, siyaasiyiin, Hoggaamiye dhaqameedyo iyo madax horay dalka xilal kala duwan uga soo qabtay.

Amaanka goobta ay ka dhacaysay Xaflada caleema-saarka Ugaas-ka ayaa aad loo adkeeyay waxa lagu arkayay goobta Ciidamo ka Tirsan kuwa Dowlada soomaliya iyo Booliska Magaalada Beledweyne oo si weyn ugu qeyb qaatay Sugida Amniga.

Qaar ka mid ah Ugaasyada ka qeyb galay caleema saarka ayaa sheegay in duubka cusub ay hor yaalaan howlo fara badan, iyagoona sheegay in ujeedada ka dambeysa ee caleema Ugaaska ay tahay sidii ay beesha dhinaca dhaqanka hab maamulka loo hagaajin lahaa waxa uuna badalayaa Ala Ha u Naxariistee  Ugaas Cabdi Raxmaan Ugaas khaliif.

ugaas2 ugaas3 ugaas4 ugaas5 ugaas6

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here