Tottenham oo ku Dhawaaqday Ciyaartooyda u Matalaysa  International Champions Cup

0

Kooxda Totenham ayaa ku dhawaaqday ciyaartooyda u matalaysa 2016 International Champions Cup waxaa kamid ah saxiixyada cusub sida Vincent Janssen iyo Victor Wanyama laakin xidigaha Harry Kane ,Hugo Lloris  ayaa ka maqan iyo Delli Ali.

26-july waxa ay la ciyaari doontaa kooxda Juventus halka 29-ka ay la ciyaari doonto kooxda Atletico Madrid

Tottenham’s squad for the ICC: Luke Amos, Dominic Ball, Tom Carroll, Cameron Carter-Vickers, Nacer Chadli, Marcus Edwards, Christian Eriksen, Tom Glover, Shayon Harrison, Vincent Janssen, Erik Lamela, Ryan Mason, Luke McGee, Will Miller, Josh Onomah, Heung-Min Son, Kieran Trippier, Michel Vorm, Kyle Walker-Peters, Anton Walkes, Victor Wanyama, Kevin Wimmer, Harry Winks, DeAndre Yedlin.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here