80-qof oo ku Dhimatay Qaraxyo ka Dhacay Magaalada Kabul ee Dalka Afqanistan.

0

Qaraxyo is xigay xigay ayaa maanta lala beegsaday xubno ka mid ah dadka laga tirada badan yahay ee qowmiyadaha Hazara ayaa ku dhinteen ugu yaraan 80 qof halka ay ku dhaawacmeen 207 kale, sida ay xaqiijiyiin saraakiisha dalka Afqanistan.

Weerarka, oo ka dhacay meel u dhow mid ka mid ah meelaha ugu mashquulka badan caasimadda, Kabul, ayaa waxaa islamarkiiba sheegtay Dawladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Levant (ISIL, sidoo kale loo yaqaano ISIS),

Dhanka kale Bogo lagu baahiyo wararka la xiriira kooxda islaamiga ee  Daacish Amaq ayaa lagu qoray in qaraxyda lagu dilay 80-qof oo ahaa qowmiyadaha Hazara.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here