Golaha Wasiirada Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa Shirkoodii Todobaadkii lasoo dhaafay ku meel mariyay shariciga Isgaarsiinta Dalka, Kaas oo golaha ay ka doodeen kadib markii u horkeenay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarisiinta.
Nuqulka ayaa lagu caddeeyay ahmiyadda uu qaranka Soomaaliya u leeyahay in la ansiyo Hindise sharaciyeedka Isgaarsiinta.
Goaan-Gole-Ansixinta-in-lagu-daro-Hindise-sharciyeedka-Is-gaa-1

