Suxufiyiin ka Howlgala Magaalada Kismaayo oo Xasbiga La Dhigay

0

Ciidamada Amaanka Maamulka Jubba-land ayaa xasbiga dhigay Saxafiyiin ka howlgala Magaalada Kismaayo oo Wakiil Waredyo u ah Taleefishino iyo Idaacado Caalami ah.

Wariyaayasha la xiray ayaa waxa ay kala yihiin wariyaasha : Khadar Maxamuud Xareed oo ahaa wakiilka VOA ee goballada Jubbooyinka iyo Gedo, Aadan Maxamed Salaad oo ka tirsan SNTV, Cabdiqaadir Jiijiile oo ka tirsan Telefishanka Somali Cable iyo Maxamed Qaasim Waxar oo Kismaayo uga soo warramaya Idaacadda STAR FM ee Kenya

Warar kala duwan ayaa kasoo baxay wariyaasha ay ciidamada amaanka MaamulkaJubba-land ay xasbiga dhigeen iskastoo wali aysan ka Hadlin Maamulka Jubba-land.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here